FAQs
Frequently Asked Questions
General Questions
Qaaje Digital Creative waa shirkad casri ah oo bixisa adeegyo dhanka digital-ka ah sida:
- Naqshadeynta website-yada ( Website Design)
- Maareynta baraha bulshada (Social Media Management)
- Naqshadeynta garaafyada (Graphic Design)
- SEO (Search Engine Optimization)
- Digital Marketing (Email marketing, Google Ads, Facebook/Instagram ads)
- Brand development
- IT Consulting
- Content Creation
Qiimaha adeegyada aanu bixino wey kala duwan yihiin iyadoo ku xidhan nooca adeegga iyo baaxadda mashruuca.
Muddadu way kala duwanaan kartaa iyadoo ku xidhan nooca mashruuca iyo baaxada uu leeyahay.
Haa, waxaan bixinaa adeegyo joogto ah oo bil walba ah sida:
- Maareynta baraha bulshada
- SEO services
- Monthly graphic design packages
- Content creation & posting plans
Haa, waxaanu kuu diyaarin karnaa qorshe customized ah oo isku daraya adeegyada aad u baahan tahay, si waafaqsan miisaaniyaddaada iyo ujeeddooyinkaaga ganacsi.
Haa Macaamiisha joogtada ahi waxay helayaan:
- Qiimo dhimis gaar ah
- Mudnaanta mashruucyada degdegga ah
- Warbixino horumarineed iyo talooyin horudhac ah
